Madaxweynaha Jamhuriyada federalka
somaliya (JFS) mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa dadka somaliyed udiray fariin
ku saabsan cunuqabateynka hubka ee laga qaaday dalkeena.
Madaxweynaha ayaa ka hadlay
dadaalka aay ku bixisay dowladdu in laga qaado cunaqabeynta hubka, faaiidada ay
u leedahy dowladnimada iyo halganka xoreynta dalka.
Manta waa malin weyn oo taariikhi
ah oo dadka smaliyed la rabo in la waddago, walalayaal sidaad ogtihiin 1992
markii dagaalada sokeeye dalka aay ka curteen oo aay ka dhaceen burburkii
dowladnimada ka dib, golaha amniga qaranka somaliye waxey kusoo rogeen
cunaqabeny ku aadan hub somaliye inaa hub lageyn Karin,si loo badbaadiyo dadka
somaliyeed noloshoodii oo hub waa weyn oo liisku sii haligo aan la hein, nasiib
daro cunaqabateynta 1992 bilaabatay wey soo socotay waliba mudo dheer ayey soo
socotay weey is bad badashay wax yaabo badan kale ayaa kusoo kordhay, lakin 31
sano ayaa laga joogaa malintii cunaqabeynta nala saaray, 31 sano cunaqabeynta
weey na saarneed dabcan meelo badan faadio ayey ka la heyd melelo badane si
beey ka aheyd.
Manta waxaan rabaa inaa dadka
somaliyeed usheeego cunaqabeyntaas somaliya la saaray waxey aheyd tii ugu
dheereed abid ee lasaaro wadan oo aay saareen UN (United nations) ka aay dowlad
ama dadka la saaro taariikhda UN intey jirtay oo dhan31 hada waxan sii galeynaa
32 sano. Dadka somaliyeed waxaan rabaa inaa ugu bishaareeyo sanadkii 32 in aay
na saarneyd cunaqabeyn hub, manta waxaan rabaa dadka somaliyed inaa usheego
dhamaan somaliya waa laga qaaday cunaqabateyntii hubka dadkaayna manta wuxuu
xor uyahay intey awodeena la egtahy inaa hub soo iibsan karno oo aan caalamka kaso
iibsan karno, waxaan manta fursad uheysana dalalka na kaalmeynaya ee saaxibada
ah walaalaha ah in aan weydiisano hubka oo aay nasiin karaan oo aan iminka
xadidneeyn, hubka waa nagala joojiyay marba in baa naga qaaday nidaamkiii hubka
loo maamulayee in aan soo marnay oo ahaa standardkii la yaqiinay Ayaan soo
dhisnay looga tiro galay, meel baan soo gaarnay nala yiri dowlada somaliya waa
masuul oo weey qaadi kartaa masuuliyada hubka aduunyadana khatar kuma noqonaayo
dadkeeedana khatar kuma noqonaayo dowlada somaliye weey maareyn kartaa shuruuc
iyo siyaaaad aan hubka udajino lee nahay dowladu weey ku ad adkaan doontaa
xakameynta iyo ilaalinta hubka iyo qul qulku hubka uu dalku kusoo qulqulaayo intaba
dalkeenu.
Waxaan rabaa dadka somaliyeed inaan
dhaho hambalyo dowladeenu manta waxey soo gaartay meel in naloo qiray dalka
somaliye inuu leyahy dowlad responsible dowlad masuul ah qaadi karto
masuuliyada caalamiga ah amaanka caalamka quseeeyo iyo masuliyadaha qaran ee
dadkeeda quseeyo intaba dowlad xambaari karto iney tahy dowlad leh nidaam,
shuruuc iyo qawaaniin iyo siyyasaad udagan oo aay dinida kula macaamisho leh.
Dadka somaliyeed waxan leeyahay
hambalyo waad soo adkey sateen, waana soo dulqaadateen, waana soo dadaasheen
inaa manta soo gaarno meeshaas. Marka waxan leyahay hambalyo waad guuleysanay horaa
usoconaa cadowgeena waan jabineynaa wuxuu yahay iyo nuuc kasto uu yahayba,
dadkeena amnigooda iyo magangalkoodu waan ka shaqeyneynaa hadii alle yirahdo.
Sidaasi waxaa yiri madaxweynaha
ummada somaliyeed Mudane Dr Hassan Sheikh Mohamud.
0 Comments